Video

Daawo Ing Faysal Cali Waraabe oo Jawaab ka Bixiyey Hadal Dhawaan Kasoo Yeerey Prof Jawaari

Gudoomiyaha xisbiga Ucid ee somaliland Ing Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu jawaab siiyey gudoomiyaha baarlamaanka Orif maxamed Osman Jawaari oo maalin dhaweyd ka...

Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabaya oo uu Bixiyey reysulwasaarihii Hore Cabdiweli Sheekh

Wareysi dhonacyo badan taabanaya ayaa somalichannel waxaa ay la yeelatey reysulwasaarihii hore ee somaliya Cabdiweli Sheekh isaga oo ku sugan magalada manisotta ee dalka...

Daawo Tahriibayaan ku sugan Liibiya oo Ku Dhibaateysan

Telfishinka Aljazeera ayaa waxaa uu booqdey xerooyin ay ku jiraan tahriibayaan kasoo kicitimay dalalka africa, Tahriibayaashan ayaa intooda badan marar badan tijaabiyey iney soo...

Daawo:- Mid ka Mid Ah Malaaqyadii Burburiyey Koonfur Galbeed oo Ka Cabanaya Axmed Madoobe

Waxaa shaley kulan ku yeeshey magalada baydhabo qaar ka tirsan waxgaradka kasoo beeda Beesha Gelidle ayagoo ka cabanayey qaabka loo qeybsadey baarlamaanka maamulka Axmed...

Daawo Beesha Shiikhaal oo Eedeyn Usoo Jeedisey Maamulka Axmed Madoobe

Kulan ay isugu yimaadeen beesha Shiiqaal ayaa waxaa ay eedeyn uga soo jeedisey maamulka Axmed Madoobe ayagoo ku eedeeyey in si xaq daro ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img