Video

Daawo:-Sheekh Abdulbasid oo Ka Hadlaya Axkaamta Soonka

Waxaan halkan  idinkugu soo gudbinaysaa darsi ku saabsan Axkaamta Soonka oo ku baxaya Afka Aayow (Maay), waxaana akhrinaya Sheekh Cabdulbaasid Sheekh Ibraahim. https://www.youtube.com/watch?t=62&v=3unYIp5zbgE

Daawo Qurbo Joogta Degmada Wanleweyn oo Is Xilqaantey oo Afurineysa Shacabka Degmada

Qaar ka tirsan qurbo joogta kasoo jeeda degmada wanleweyn ayaa is xilqaamey ayagoo guntiga u xirtey sanadka in ay afuriyaan dadka danyarta ee aan...

Daawo Ismacil Hure Buubaa oo Iaga Baxay Siyaasada Fadhiidka Ah ee Ka Jirta Maamulka Somaliya Kuna Biirey Somaliland

Ismacil Hure Buubaa oo xilal badankasoo qabtey dowlada federalka somaliya isla markaana ka shaqeyn jirey danta guud ee somaliya amaa 25 ka dib waxaa...

Daawo:- Dood Lagu Falanqeynaayo Arimaha Somaliland oo Ay Faragaha Qabatey

Barnaamijka fagaaraha ayaa waxaa uu qabtey dood dheer oo ku saleysan arimaha somaliland. https://www.youtube.com/watch?t=919&v=j33vyrOQ22I

Daawo Prof Omar Eenow oo Runta U Sheegey Somalida

Prof Cumar eenow oo ka qeyb qaadanaaya depate looga hadlaayo arimaha somaliya ayaa runta u sheegey somalida si ay mustaqbalka ay wax uga bedelaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img