Video

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran oo Ka Hadley Xarigii Gardarada Ahaa ee Loo Geystey Weriyeyaasha Universal

Gudoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran Pro c/rahman macalin c/llahi baadiyow oo la hadlayey waraabintha universal ayaa daaha ka qaadey waxa ay ku kacdey xukuuma in...

Daawo Xildhibaanadii ka Qeyb Qaatey Barnaamijkii Dood Wadaag oo Kasoo Horjeestey Xariga Wariyeyasha Universal Tv

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlada federalka somlaiya oo ka qeyb qaatey barnaamijkii dood wadaag ee keen in xabsiga loo taxaabo weriyeyaal ka tirsan telefishinka...

Daawo Somaliya iyo Mareykanka oo Neyroobi Ku Kula Saxiixdey Heshiis Kor Loogu Qaadayo Ciidanka Boliiska

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareynkanka ayaa xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi kulak ala saxiixday Heshiis is-afgarad ah oo lagu horumarinayo ciidanka booliska Soomaaliyeed. Muhiimada Heshiiska...

Maamulka Somaliland oo Maanta Xabsiga Kasii Daayey Faniniintii u Xirnaa Kadib Kolkii Ay Ku Waayeen Dembi

Kol dhow ayey kolkii ay maamulka somaliland xabsiga u taxaabeen 4 fanaan oo barnaamij faneed u tegey magalada muqdisho, Maanta ayaa waxaa xabsiga laga...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Xertiisa Sida Runta Loogu Sheegey Hadeyba Wax Fahmayaan

Kulan dhawaan ka dhaway magalada afgooye ayaa waxaa aynu helney clip video ka mid ah dadkii halkaasi ka hadley ayagoo si waadax ah runta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img