Video

Daawo:-Beesha Leysaan oo Fariin Adag u Dirtey Maamulka Axmed Madoobe

Kulan ay shaley isugu yimaadeen odayaasha iyo waxgaradka beesha Leysaan ayaa shaley lagu qabtey magalada baydhaba kulankaas oo looga hadlayey tacdiyaad ka dhacay degmada...

Daawo:-Sheekh Maxamed Idiris oo Ku Baaqey In la Joojiyo Colaada Ka Aloosan Gaalkacyo

Sheekh Maxamed Idris oo ka mid ah culumada ugu waa-weyn ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo inaanay daadin dhiigga...

Daawo”-Mid ka Mid Ah Duuliyeyaashii Diyaaradii Ay Soo Ridey Turkiga oo Ka Hadlaya Sidey Wax u Dheceen

Kol dhaweyd ayay aheyd kolkii ay ciidamada turkiga ay soo rideen diyaarad laga leeyahay dalka ruushka ayagoo ku eedeeyey iney gudaha u soo gashey...

Daawo:-Odayaal Kasoo Jeeda Gobolka Banaadir oo Ka Hor Yimid Gogoshii Shaley La Dhigey Magalada Muqdisho

Kulan ay isugu yimaadeen odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Xamar iyo Xamar daye ayaa si cad uga soo horjeestey kulankii uu shaley magalada muqdisho...

Daawo:-Muxaadaro Ka Hadleysa Beenta Iyo Namiinka

Daawo muxaadaro looga hadlaayo beenta iyo isku dirka ama namiinka oo uu inoo soo jeedin doono Sheikh Xasan Ibraahim Ciise ajir iyo xasanaad ilaahey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img