Video

Daawo:-Arin lala Yaabey Xarun Ay Midowga Yusub Ka Dhisaneyso Somaliya oo Laga Mamnuucey In Laga Shaqaaleysiiyo Qof Somlai Isirkiisa Yahay

Dhisme weyn oo Midowga Yurub uu ka dhisanayo xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay in amar lagu bixiyay inaan laga shaqaaleyn qof...

Daawo:-Beesha Banaadiriga oo Fariin u Dirtey Kooxaha Dhul Boobka Ka Wada Magalada Muqdisho

Waxaa beryahan sii kordhaya muranka dhinaca dhulka ku saabsan ee ka taagan Magaalada Muqdisho. Odayaasha iyo waxgaradka beelaha Banaadiriga ayaa sheegay in dhul uu leeyahay...

Daawo”-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey Inaaney Loo Baahneyn in Puntland La Geeyo Ciidan Amisom

Madaxweynaha maamul goboleedka puntland oo  maanta marti u ahaa barnaamijka qubanahee idaacada VOA ee fadhigeedu yahay dalka mareykanka magalada washigton ayaa sheegey in deegnaada...

Daawo:- Faah Faahin Dheeri ah oo Kasoo Baxaysa Qarixii Maanta Ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Baledweyne

Qarax dhawacad dad badan kasoo gaareen ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magalada baladweyne. Taliyaha ciidanka boliska degmada baladweyne oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa...

Daawo:-Universal Tv oo Wareysi La Sameeyey Sarkaal Horey Ugu Tirsanan Jirey Kooxda Alshabab

Warbaahinta Universal ayaa barnaamijkeeda daba galka waraka kusoo qaadey wareysi ay la yeelatey sarkaal horey uga tirsanaa alshabab isla markaana ka dagaalami jirey buuraleyda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img