Video

Daawo Warmurtiyeedkii Xukuumada Kasoo Baxay ee Ku Aadanaa Kulankii Hiigsiga Qaranka

Daawo warmuriyeedkii kasoo baxay kulankii hiigsiga 2016 ay maalmihii nasoo dhaafey ku lahaayeen magalada muqdisho hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada iyo xukuumada federaalka https://www.youtube.com/watch?v=PRuAbds5iMo

Daawo Maxkamad Ku Taala Magalada Manisota ee Dalka Mareykan oo Maanta 3 Wiilal Somali Ah Dembi ku Heshey

Sedex wiil oo Somali ah oo ku eedeysanaa inay doonayeen inay ku biiraan Kooxda ISIS ama Daacish, oo Dacwaddoodii ay Xeer-beegtidu ka Baaraan dageysay...

War Deg Deg Ah Daawo Jaaliyada Shabeelaha Hoose Ee Dalka Ingiriiska oo Maanta Ku banan Baxaya Shariif Xasan

Banan bax aad u balaaran oo looga soo horjeedo maamul xumida uu shariif xasan ku hayo gobolka shabeelaha ayaa maanta waxaa uu ka dhacay...

Daawo Beel Weynta Geledi oo Maanta Gogol Ay Ku Mideysan Yihiin Ka Furey Degmada Afgooye

Beelweynta geledi ayaa maanta waxaa ay gogol weyn oo ay ku mideysan yihiin ka furey degmada afgooye gogoshaas oo ay diirada ku daarayeen sidii...

Daawo Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed oo Shaley Xafiis Ka Furatey Magalada Baydhabo

Magalada baydhaba ayaa maalintii shaley waxaa lagu qabtey kulan ay kasoo qeyb galeen bulshada kala duwan ee ku dhaqan magalada baydhaba kulankaas oo ku saabsanaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img