Video

Daawo Raysulwasaare Ku Xigeenka Xukuumada Federaalka oo Maanta Gaarey Magalada Baladweyne

Ra'iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta Gaaray Xarunta Gobolka Hiiraan ee Beledweyne. Wafdiga Ra'iisal wasaare ku xigeenka,...

DAAWO VIDEO: WALAALAHA MUSLIMIIN WAXA LA IDINKA CODSANAYAA HADII AAD AWOODAAN IN AAD CAAWISAAN QOF NAAFO AH OO KU DHIBATEYSAN DEGMADA XUDUR

Muuqaal Naxdin leh, Waa 40 jir Curyaan oo Derbe jiif ah oo ku nool magaalada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool Ee Koonfur Soomaaliya. wuxuu ku...

Daawo Kulan Ay Isugu Yimaadeen Beelaha Shanta Caleemood oo Taageero Buuxda Lagu Siiyey Malaaqa Guud Ee Beesha Malaaq Siidow Maadow

Kulan ay isugu yimaadeen beelaha shanta caleemood ayaa maanta lagu qabtey hettel Gaabow ee magalada muqdisho waxaana kasoo qeyb galey dhamaan waxgaradka, culumaa'udiinka, haweenka...

Daawo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Oo Sheegey Iney Amaan Mudan Yihiin Dadkii Saxiixey Heshiiskii MOU ee Bada

Xeer-ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa qiray in MOU ay saxiixday Xukuumadii RW Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Sannadkii 2009-kii ay ku saxsanayd, Arrinkaasna...

Daawo Somaliya oo Maanta soo Gabagabeysey Doodii Ugu dambeysey ee Dacwada Bada

Maanta ayaa somaliya waxaa ay sooo gabagabeysey doodii dhinaceeda ee ku saabsaneyd dacwada bada ee u dhexeysa kenya iyo somaliya. Bala nagala daawada sida ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img