Video

Daawo Qaar ka Tirsan Qurbo joogta Degmada walaweyn oo Dawooyin Gaarsiiyey Tuulada Awcusmaan

Qaar ka tirsan qurbo joogta degmada walaweyn ayaa maalintii khamiista waxaa ay dawooyin gaarsiiyeen tuulada Awcusmaan ee degmada walaweyn halkaasi oo uu beryahan cudurka...

Daawo: Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo Ka Hadley Caqabada Ay Huwan Yihiin Urur Diimeedka la magac Baxay ALSAACIDUUNA BIL-XAQ.

Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo kamid ah Culimada waa wayn ee Soomaaliyeed ayaa si si weyn uga Waramay Urur diimeedka dhowaan Looga dhowaaqay Qaybo...

Taliska Ciidanka Boliiska oo Amar Ku Bixiyey In La Baaro Dilkii Dhalinyaro Loogu Geystey Suuqa Islii ee Neyroobi

Taliyaha Boliska Kenya, Joseph Boinnet, ayaa sheegay in la baaro Muuqaal Video ah oo laga duubay fal ay Boliska dharka cad ee loo yaqaano...

Daawo Khudbadii uu Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ka Jeediyey Shir Madaxeedkii Igad

Shir madaxeedii IGAD ee arrimaha Qaxootiga Soomaalida ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Khudbadii madaxweyne Farmaajo ka jeediyay shirka ayuu si cad...

Daawo: Xildhibaan Xaaji Cali iyo Xildhibaan Isaak Awoow oo 100 Kartoon Faleebo Ah Gaarsiiyey Degmada Wanleweyn

Xildhibaan Xaaji Cali iyo Xildhibaan Isaak Awoow oo labada ka mid ah xildhibanaada laga soo doorto degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa maalintii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img