Video

Daawo:- Aaskii maanta loo sameeyey wiilkii ey dileen calooshood u shaqeysatada shariifka Sakiin

Aas ey kasoo qeyb galeen dhamaan bulshada reer beydhabo ayaa maanta waxaa loo sameeyey wiilkii ey dileen calooshood u shaqeysatada shariif sakiin ee nala...

Daawo:- Baroor Diiq loo sameeyey Odayaashii sida gardarada loogu laayey Buur Hakaba

Jaaliyada koonfur galbeed ee magalada Manisota ayaa habeenkii xaley waxaa ey baroordiiq u sameysey odayaal si gar daro ah loogu laayey meel aan sidaa...

Daawo:- Bananbax looga soo horjeedo shariif sakiin oo maalintii 3aad ka socda magalada baydho

Waxaa magalada baydhabo ka socda maalintii 3xaad banan bax aad u balaaran oo looga sooo horjeedo shariif sakiin bananbaxan oo ey shacabka ayagu isa...

Daawo:- Magaalada baydhabo oo maalintii labaad lagu banan baxayo Shariif Sakiin

Magaalada baydhabo ayaa maalintii labaad waxaa ka socda bananbax looga looga soo horjeedo shariif sakiin oo shaley tegey magalada beydhabo si uu qalalaaso ugu...

Daawo:- Wuxuu shariif Sakiin shaley baydhabo kala kulmey

Dayaarad sidey Xildhibaan Shariif sakiinayaa shaley waxaa ey ka caga dhigatey magalada baydhabo isagoo doonayey in uu halkaas kaga qeyb qaato shirka 3 gobol...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img