Maqaalada

Dhegayso…Afgooye oo Bandow daraadii salaada Cishaha aan Masaajidada lagu tukan doonin

Bandow bilaaban doona 6:30 Maqribka ka dib dhamaana doona 5:30 Salaada Subax ayaa waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/4/2013 lagu soo rogay degmada...

Shabeelaha hoose 21 Sano kadib 21 Isbaaro dhex taal.

Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan inta degta koonfurta waxay ka wada dheregsan yihiin dulmiga aan loo meel dayan ee lagula kacay Shacabka Soomaaliyeed...

Dhegayso….Wararka Wadajirradio Atlanta

----Qaraxyo waaweyn iyo Weeraro maanta ka dhacay Muqdisho ----Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo canbaareeyay Qaraxyadan. ----Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka hadlay Qaraxyada ----Raysal wasaaraha oo dalka dib...

Dhegayso….Roobab ka da'ay Baydhabo oo guryo la'aan dhigay Qaxootiga.

Roobabka Xilliga guga ayaa waxay ka curteen inta badan gobolada KoonfurGalbeed ee dalka iyadoo caasimada gobolka Baay ee magaalada Baydhabana uu roobku ka da'ayay...

Wafdi ka socda (UNPOS) oo Baydhabo u tagay dedejinta samaynta maamul goboleedka KoonfurGalbeed

Waxaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay Wafdi balaaran oo ka socdey Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya ee marka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img