Maqaalada

Gobolka Shabeelaha Hoose Ma Hoyga Isbaarooyinkaa?

Waxaan beryahanba ku raad jogney Isbaarooyinka sida qiyaas darada ugu soo badanaya gobolka shabeelaha hoose taasoo beryahan dambe faraha ka baxdey kol dhoweyd ayey...

Dhegayso..Isbaaroolaydii oo Isbaaro ka cabanaysa!

Burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa aad u soo shaac baxay hab ay kooxo beeleedyo sharciyaysteen oo ilaa iyo maanta laga kari...

Shabeelada hoose Foolataye maxay dhali doontaa?!

Ku dhowaad mudo lixbilood ah ayaa waxay dowladu xusul duub ugu jirtay sidii ay maamulo ku meel gaar ah ugu samayn lahayd gobolada iyo...

Wararka Wadajirradio Atlanta

  ---Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Weerar Ismiidaamin ahaa oo khasaaro badan geestay oo maanta ka dhacay Muqdisho. ---Xarakada Shabaab oo sheegatay ismiidaamin ay ku...

Dhegayso..Ex-Xildhibaan Hilowle Aden oo ka Warbixiyey Khilaaf ka taagan Xulashada Ergada Gobolka Gedo ee Shirka Kismaayo

Hilowle Aden Maxamuud oo horey ugu tirsanaa Madanayaasha Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ,haatana ka mid ah Ergooyinka Gobolka Gedo uga qeyb galaya Shirka Dhismaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img