Maqaalada

Dhegayso…Warbixin naxdin xambaarsan oo laga diyaariyay Caruurta derbi-jiifka ah oo ku soo badanaaya magaalada Muqdisho

            Warbixin ku saabsan qaybtii Afaraad caruurta ku dayacan wadooyinka magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Halkan ka dhegayso Kaafi iyo Warbixinta Caruurta qaybtii Afaraad

Wararka maanta ee Wadajirradio Atlanta

          ---Ciidamo ka tirsan dowlada oo tababar loogu soo xiray Muqdisho. ---Mas"uuliyiinta maamulka dowlada ee degmada Wanlaweyn oo qarax lala eegtay. ---Xarakada Shabaab oo ku hanjabay inay...

Dhegayso..Gudoomiyaha Wanlaweyn oo Dowlada ka codsaday in ciidamada Milatariga ka qaado degmada

              Gudoomiyaha maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose Xaaji Isaaq Caliyow (XAAJI MAAMA) ayaa waxa uu eedayn u jeediyay ciidamada Milatariga dowlada Federaalka ah...

Dhegayso Warbixin naxdin xambaarsan oo laga diyaariyay Caruurta derbi-jiifka ah oo ku soo badanaaya magaalada Muqdisho

            Waxaa in dhowaalaba kusoo badanaayay magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya cauurta derbi jiifka ah kuwaasi oo leh  Lab iyo Dhedigba. Inta badan caruurtaan ayaa waxay...

Dhegayso…Waa Ayo geesiga reer Kismaayo?

                  Warbixin oo ah mid dhab ka hadal ah ayaa waxaan idiinka diyaarinay hub iyo Afba aan wax layskula harin ee ka socda magaalada Kismaayo waxaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img