Maqaalada

Dhegayso…Xasan Shiikh "Heshiiska waxa uu ahaa mid aan aad u tanasulnay"

              Madaxweynaha dowladiisu ay burburka bilowday ee Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu maanta ka hadlay heshiis beenaadkii magaalada Addis Ababa wakiilkiisu kula gaaray Arbacadii...

Dhegayso..Golaha Ma Guurtida ee Digil iyo Mirifle oo ku dhawaaqay inay Dowlada Fedraalka ka bexeen.

Kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen in ka badan 200 oo ruux oo isugu jiray Malaaqyada,Maamulka gobolka Bay,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanada,Haweenka,Dhalinyarada iyo Ganacsatada Digil iyo Mirifle...

Dhegayso..Malaaqyada Digil iyo Mirifle iyo kuwa Hawiye oo madaxweyne Xasan Shiikh Canaantay.

          Iyadoo ay aad isu soo tarayaan diidmada ay guud ahaan wax garadka Soomaaliyeed ay ku diidan yihiin shirka Macmalka ah ee kooxda dhulboobka ah...

Dhegayso…Isbaarooyinkii Shabeelaha hoose oo loo raray Shabeelaha dhexe

Waxaa wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar safar dhinaca dhulka ah ku maray wariyeheena magaalada Muqdisho si uu xaalada guud ee...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

--Shirkii Adis-Ababa oo horumar laga gaaray lana soo gabagabeeyay --Dowlada oo sheegtay in la soo qabanayo shaqsigii ka danbeeyay dilka sargaal ka tirsanaa ciidamada xooga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img