Waa xigmad Soomaaliyeed oo soo jireen ah isla markaana daahfur maanta u ah Guuxa dadweynaha ee todobaadkan,
Hadaba waa iga su'aale Maxay ku nuugtaa maxayse...
Inkasta oo Guuxa ka soo yeeraya Shacabka KoonfurGalbeed gaar ahaan kuwa degan gobolka Shabeelaha hoose aan lagu koobi karin qoraal hadana waa hubaal in...
Inta badan xubnaha maanta xilalka ka haya maamulka Shariif Sakiin ayaa waxay yihiin kuwo aan haba yaraatee wax aqoon ah u lahayn habdhaqanka mas'uulka...