Maqaalada

Qaybta Shabeelaha hoose Maxaa Muran Dhaxkeenay?!

Guud ahaan awood qaybsiga ku aadan xubnaha Baarlamaanka Maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya ayaa waxa uu haatan u muuqdaa mid lasoo gabagabeeyay isla markaana laysku afgartay...

Guuxa Dadweynaha”Shariif Ma Badbaadiyay Mise waa Bixiyay Shabeelaha hoose?”

Inkasta oo Guuxa ka soo yeeraya Shacabka KoonfurGalbeed gaar ahaan kuwa degan gobolka Shabeelaha hoose aan lagu koobi karin qoraal hadana waa hubaal in...

Guuxa Dadweynaha”Labadii Xaqdaro ku heshiisaa Xaqa ku dirirtaa”

In badan oo ka mid ah dadka Asal ahaan kasoo jeeda gobolada KoonfurGalbeed ayaa waxay is weydiin jireen ilaa iyo maanta weli u taagan...

Guuxa Dadweynaha”Kuwii Shalay u yaacaa Maanta Yaaban ee inta kalese maxaad u maleysay?!”

              Inta badan xubnaha maanta xilalka ka haya maamulka Shariif Sakiin ayaa waxay yihiin kuwo aan haba yaraatee wax aqoon ah u lahayn habdhaqanka mas'uulka...

Guuxa Dadweynaha”Kulankii Garowe ma waanu Garxirkii ka furin Puntland”

Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ayaa waxay isku wada raacsan tahay in ilaa iyo maantadan aan joogno aan wadanka weli ka dhicin Dib u heshiisiin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img