Maqaalada

Muxuu Salka Ku Hayay Kulankii Cumar Xalweyste Iyo Shariif Sakiin

Iyadoo Soomaali-weyn ay ka dheregsan tahay sababta markale Cumar Cabdirashiid Ra’iisul wasaare loogu magaacabey oo ahayd iibintii Badda Soomaaliyeed mas’uulkii ugu sareeyay ee fududeeyey,...

Guuxa dadweynaha..Shacabka KoonfurGalbeed oo fahmay Indho sarcaadka Shariif

Waxaa maanta marag madoonta ah in guud ahaan Shacabka KoonfurGalbeed ay u wada cadaatay in maamulka Shariif Sakiin iyo Maacuuntiisa ay ku fashilmeen sheegashadoodii...

Boobka Dhulka Iyo Kadeedka Dadka Lagu Hayo

Somaalidu ma qalato mana iibiso Neef Irmaan,iyo waliba qaalinta dhedig ee dhaqashada ku fiican, iyadoo la doonayo in muddo la manaafacaadsado, dulkana kama duwana Neef...

Faallo…Digil iyo Miriflow Hadaadan u talin Ceel-Barde waa ay tashan doontaa!

Degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakool oo haatan ay muran gelinayaa horjoogayaal Mooryaan kasoo jeeda beesha Ogaadeen ayaa waxaa markii ugu horeysay maciin biday degmada...

Xog:- Shariif Xasan iyo Salaadiinta Digil oo Hawiye ka Iibiyey Gobolka Shabeelaha Hoose

Warar lagu kalsoon yahay oo aynu ka helney ilo lagu kalsoon yahay oo ka mid ah maamulka Shariif Xasan diideyna in magacooda xigano ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img