Maqaalada

Guuxa dadweynaha…Shariif Xasan Shaxdan La Degay Ma Ciyaari Karaa?!

Guud ahaan beelaha Soomaaliyeed ayaa waxay maanta kawada dheregsan yihiin in Siyaasada dalka haatani ku jirto marxalad kala guur ah taasi oo halkii geedigeeda...

Aqriso Qormadii Burfuule Gaabo Iyo Damaca Waalan ee Beelaha Hawiye Ka Damacsan Yihiin Gobolka Banaadir

Inkastoo aanan jeclayn inaan ku dhawaaqo magac qabiil hadana waxaan soo xasuustay hadal uu yiri filisoofarkii weynaa ee soomaaliya Faarax Gololey AHN "Abtirsiimo waxaan...

DAAWO: Warbixin Ka Hadleysa Cadaalad Daradii Lagu Xuley Guddiga Doorashada Heer Federaal Iyo Sedbursigii Lagu Sameeyay Beelweynta Digil

Akhristayaal waxaa halkan idinkugu soo gudbinaynaa Warbixin ka hadleysa qaabkii lagu xuley Guddiga heer Federaal ee Doorashooyinka Soomaaliya 2016, kaasoo si Cadaalada ka fog...

Dhegeyso Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Carqaladaha Hor Taagan In La Ansixiyo Heshisyadii Maamul Goboleedyada

Xildhibaan Cabdullahi Jaamac oo ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka dowlada federaalka somaliya ayaa ka hadley caqabadaha ugu badan ee hortaagan in la ansixiyo hishiiisyadii ay...

Ma xisaabtanaa si aan horey ugu socono?

Isla xisaabtanku waa wado ka mid ah wadooyinka ay adeegsadaan ummaddaha horumaray isla markaana ku gaaray guulo ay u aayeen halka ummaddaha dib u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img