Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Gud.Maxk.Sare maamulka K/G Sheekh Fanax oo ka hor yimid xil ka qaadis Shariif Xasan ku sameeyay.

Kadib kolkii maalin-nimadii shalay uu Afhayeenka maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Cumar uu Baydhabo ka sheegay in Xilkii laga qaaday Gudoomiyaha Maxkamada Sare maamulka...

Xil.Dalxa”Nin Denbigii Ummadda uu ka Galay Weli ku Dhex Rafanaayo Cafis Malaha ee Waa inuu Towbakeenaa”

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka dhawaajiyay in ku takri fal Awoodeed oo xoog lehi ay ka dhex wadaan gudaha Baarlamaanka masuuliyiin ay qayb...

Dhegeyso: Reysulwasaaraha oo Sheegey Caqabadaha Hor Taagan In Ciidan Qaran La Dhiso

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dadaal dheer ku bixisay sidii loo ogaan lahaa tiradda Ciidamada...

Dhegeyso Khilaafka Soo Kala Dhex Galey Labada Aqal ee Baarlamaanka Dowlada Federaalka

Iyadoo ay soo if-baxday khilaaf soo kala dhex galay Guddoonka Labada Aqal ee Baaramaanka,kaasoo ka dhashay ka dib markii ay Golaha Shacabka ay Go’aamiyeen...

Dhegeyso: Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye iyo Xamar oo Xiran iyo Guutada 6aad oo Isbaaro Soo Dhigatey

Waxaa saaka gabi ahaanba xiran wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye, kadib markii shalay halkaasi ay soo dhigteen isbaarooyin cusub oo ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img