Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Wasiirka Wasarada Ganacsiga oo ku Hanjebey Inuu Isaga Baxayo Xukumada Federaalka

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka digey in dowlad mucaarad ku ah Somaliland Muqdisho laga dhiso...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegey Canshuuro Laga Soo Qaadey Shacabka oo aan Qasnada Kusoo Xaroon

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo maant warbaahiinta la hadley ayaa sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka Soomaaliyeed , kuwaasoo...

Dhegeyso:Sheekh Nuur Abuukar Qaasin oo Ka Hadley Damaca Waalida ee Shariif Xasan la Rabo Degmada Afgooye

Aqoonyahan Sheekh Nuur Abuukar Qaasin oo ka mid ah waxgaradka somaliyeed ayaa waxaanka wareysaney heshiis uu dhawaan shariif Xasan kula soo galey dalka jabuuti...

Dhegeyso: Ganacsatada Magalada Muqdisho oo Diidan Iney Bixiyaan Canshuuraha Xukumada kusoo Rogtey

Shir jaraa’id oo ay maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa bakaaraha ay ku qabteen qaar ka mid ah Ganacsatada gobalka Banaadir ayaa waxa ay...

Dhegeyso: Waxgaradka Gobolka Shabelaha Hoose oo Dhaliiley Qaabka Ay Ciidamada Dowlada Uga Howl Galaan Gobolka

Waxgaradka goblka shabeelaha hoose ayaa dhaliiley qaabka ay ciidamada dowlada uga howl galaan gobolka, waxgaradka ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay la wareegeen degaano...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img