Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Malaaq Deerow oo ugu baaqey Madaxweynaha inuu iska ilaawo wax la yiraahdo 3 gobol uuna raaco rabitaanka shacabka

Malaaq Deerow oo ka mid ah malaaqyada Koonfur Galbeed Somaliya oo la hadley warbaahinta ayaa shegay in Shirka uu Galay Marxaladdii ugu danbeysay ee...

Dhegayso..Shacabka oo Shan iyo Aflaay u dhigay Madaxweyne Xasan iyo Koox diimeedkiisa Damuljadiid

Tan iyo intii Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya ay kalsoonidii kala laabteen dowladii Ra'isulwasaare Saacid ayaa waxaa isa soo tarayay kaalinta ay...

Dhegeyso:- Madaxweyne Xasan sheekh oo loogu baaqey inuu shirka ka socda baydhabo si deg deg ah u taageero

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Maanta isugu yimid Caasimada soomaliya ee Muqdisho ayaa Madaxweynaha ka Dalbaday in uu si Buuxdo u Tageero shirka ka socda magalada...

Dhegayso…Gudoomiyaha gobolka Gedo”Madoonayno Siyaasada guracan ee Kismaayo taal inay Gedo timaado.

Maxamed Cabdi kaliil oo u waramayey Warbaahinta Wadajir ayaa sheegay in ayan marnaba wax xariir ah ayan la yeelan doonin Maamul Goboleedka Jubboland isagoo...

Dhegayso..Madaxweyne Xasan Shiikh oo fashil iyo fool xumo ka raacday rididii Ra’isulwasaare Saacid.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa markii ugu horeesay dibada u soo baxay fashil uu ka qaaday rididii Ra'isulwaasihii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img