Shaqsiyaad caadaqaatayaal ah oo sheegta iney yihiin suxufiyiin waxna ku qora websidyo macmal ah ayaa waxaa ey maanta isu deyeen in dacaayado u sameeyaan...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in Ciidamo beeleedka beesha Hawiye ee dharka ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed qaba ay weli...