Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Ciidamada Axmed Madoobe oo derajo lagu siiyo gumaadka shacabka Kismaayo

Maxamed Cabdi Odowaa oo ka mid ah saraakiisha uu hogaamiye Bare Hiiraale ee ka soo horjeeda maamulka Axmed Madoobe oo la soo xiriiray idaacada...

Dhegayso..Afgooye oo ay beelaha Hawiye ku hardamayaan

            Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka jiray hardan Siyaasadeed,mid Ciidan iyo weliba mid damac Dhaqaale uu hogaaminayo,Hardanadan oo...

Dhegayso..Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo bililiqo xoogan ku haya Qoryoolay

        Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Reer Afrika ee ku howlgala AMISOM ayaa waxa lagu eedaynayaa inay Bililiqo xoog leh ay ka wadaan guryaha...

Malaaq Cali Shiine oo u waramey warbaahinta Koonfur Galbeed

Afhayeenka odayaasha koonfur galbeed Malaaq cali shiine ayaa waxaa uu u waramey warbaahinta koonfur galbeed isaga oo ku sugan magalada baydhabo waxaana uu sheegey...

Dhegeyso:- Qudbadii maanta Madaxweynaha Koonfur Gaslbeed somaliya Madobe Nunow uu ka jeediyey bananbaxii ka dhacay magalada baydhaba

Qudbad aad u xiiso badan ayuu maanta madaxweynaha koonfur galbeed Mudane madoobe nuunow ka jeediyey isku soo bixii ka dhacay magalada baydhaba isagoo sheegey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img