Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Sicir barar xooggan oo ka jira Degmooyinka Buurdhuubo iyo Garbahaarey…Waa maxay sababtu?

Sare u kac aad u xooggan ayaa waxaa laga dareemayaa Suuqyada iyo Goobaha ganacsiga degmooyinka Buurdhuubo iyo Garbahaarey ee Gobolka Gedo,iyadoo arimahaasina ay saameyn...

Dhegayso…Degmada Xamar Weyne oo Isbaaradii Gudoomiye Gardhuub laga qaaday.

Gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar weyne Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir ayaa maanta waxaa la filayaa inuu si rasmi xilka ula wareego kadib kolkii maalin-nimadii shalay...

Dhegeyso: Wareysi dhinacyo badan taabaneyso oo lala yeeshey wasiirka k/g/s Maxamuud Cali

Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamuud Cali Shire ayaa sheegay in Wasaaradiisa sida ugu dhaqsiyaha badan wax...

Dhegayso..Siidii oo inkiray dhibaatooyinkii Qoryooley ka dhacay una mahadnaqay dhiigyacab Goobaale

Gudoomiyaha waqtigiisu dhamaaday ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Siidii ayaa waxa uu maanta difaacay falalkii foosha xumaa ee usugu jiray Dilka,Kufsiga,Dhaca iyo...

Dhegayso…Geeseey”Kismaayo waa Kawaan dadka lagu qalo….Anaga iyo Dowlada Fedraalka waxa naga dhexeeyo waa Dastuurka Fedraalka”

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Cabdifataax Maxamed Ibraahin Geeseey ayaa hoosta ka xariiqay in waxa ka dhexeeya Dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img