Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliska ee Gobolka Bay oo ka Hadley Qaraxii Shaley ka Dhacay Magalada Baydhabao

Taliyaha booliska gobalka Bay ee  Mahad Cabdiraxmaan oo ka hadlaya dhacdadii shaley ayaa sheegay in labaatan qof ay ku dhaawacmeen qarax ismiidamain ah oo...

Dhegayso…Maamulka Cisbitaalka Baydhabo oo ka warbixiyay Dhimasho iyo Dhaawac qaraxii maanta.

Mustafa Mukhtaar Maxamed madaxa Cisbitaalka guud ee magaalada Baydhabo caasimada maamulgoboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed ayaa waxa uu maanta ka warbixiyay dadkii ku dhintay iyo...

Dhegayso..Geeseey”Qaraxa dhacay waxa uu ahaa fal fulaynimo ah”

Wararkii ugu dambeeyey ee Qaraxii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed ayaa waxaa lasoo sheegayaa inay ku dhinteen ilaa toban ruux iyadoona ku...

Dhegayso..Yaa isku haysta…Maxaana laysku haystaa Buulo-Xaawo.

Gobolka Gedo ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey waxaa ka taagnaa siyaasado is diidan oio u kala muuqanayeySafarkii Ra'isul wasaaraha uu Kismaayo ku tagay ka bacdi...

Dhegayso..Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo Garoon diyaaradeed ka dhisaya degmada

Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo  ayaa sheegay in ay bilaabeen dhismaha garoon diyaaradeed oo ay yeelato degmadaasi oo cabirkiisu uu gaarayo ilaa 2km,iyadoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img