Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Gollaha Guurtida K/galbeed oo Ugu Baaqay Madaxweyne Madoobe Nuunow Iyo Wafdigiisa In Si Deg Deg Ah Uga Baxaan Muqdisho

Kulan aan caadi aheyn ayaa maanta dhexmaray Qaar kamid ah Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed iyo Madaxweyne Madoobe Nuunow Maxamed. Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed ayaa kula...

Dhegayso..Gudoomiyaha degmada Xudur oo deegaanada Yeet iyo Caato u hibeeyay Ogaadeen

Gudoomiyaha degmada Xudur ee gobolka Bakool Maxamed Macalin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalo maalmihii lasoo dhaafay kasocday qaybo ka tirsan deegaanada dhaca...

Dhegeyso:- Howlgalo Saaka ey Ciidamo Amisom iyo Kuwa Dowlada ka wadaan Magalada Muqdisho

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo culus waxa ay ka wadaan xaafado ku teedsan wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Qof kamid...

Dhegayso…Maxamed Cabdi Kaliil”Waa in meel lasaaraa dhiigii nalaga daadiyay”

Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Wadajir ayaa wuxuu ka hadlay dadaalada nabadeed ee haatan ka socda degmada...

Dhegayso…Mid ka mid ah Masuuliyiinta Isbaarooleyda Gobolka Shabelaha Hoose Dhibta ku hayey oo Xaley Lagu Diley Tuulada Taxsiile

Gudoomiyihii hore ee Degmada Cabdi Casiis ee Gobalka Benaadir Mooryaan Yuusuf Cali Indhoole oo dhowr isbaaro ah u taaley inta u dhaxeysa Afgooye iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img