Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Degmada Marka oo lawareegay Maleeshiyada beesha Habargidir oo Dharka iyo Hubka ciidanka Xooga dalka wata.

Kadib dagaal xoogan oo saaka waaberigii hore ay kasoo qaadeen deegaanka Shalanbood ayaa waxa maleeshiyaad taabacsan Beesha Habargidir wadatana dharka iyo qalabka dagaal ee...

Dhegayso..Ciidamo beeleed xiran dareeska ciidanka Dowlada oo dhac ka gaystay gudaha degmada Wanlaweyn.

Ciidamo beeleed xiran dareeska ciidanka Dowlada oo dhac ka gaystay gudaha degmada Wanlaweyn. Halkan ka dhegayso goobjooge inoo waramay   Unknown Album

Dhegayso..Shir looga hadlayo Nabadgelyada Baledxaawo oo ka soconaya degmada Dolow iyo Sarkaal ka tirsan Dowlada oo isu dhiibay Alshabaab

Kulan looga hadlayo nabadgelyada degmada Baledxaawo ayaa degmada Dooloow  ee gobolka Gedo uga furmay maamulka KMG ah ee Jubba iyo kan degmada Baledxaawo,si loo...

Dhegayso..Xaalado Bini’aadinimo oo ka dhaca xuduuda u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya oo laga digey

Hay'adaha gargaarka dowlada Kenya ayaa ka digay xaalado bini’aadanimo oo halis ah inay ka dhacaan xuduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan magaalooyinka...

Dhegeyso:- Gudoomiyahah Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ka Hadley Dagalada ka Socda Shabeelaha Hoose

C/qaadir Siidii oo la hadlay Idaacada BBC-da, ayaa shegay in waxa Gobalka ka dhacaye ay yihiin arin aad looga xumaado, isaga oo sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img