Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Dadkii ku Barakacay Roobabkii daadadka watey ee ka da’ay Baardheere oo codasanaya in la gargaaro( Wareysi)

Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin dad ka badan ilaa 2kun oo qoys oo ku barakacay Roobab daadad watey oo...

Dhegayso.. Naafada Buurdhuubo oo dhibaatooyin haystaan(Wareysi)

Dadka ku naafoobay colaadaha iyo cudurro dalka ka jira ee ku sugan degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya macluul iyo gaajo daran...

Dhegayso…Magaalada Baydhabo oo loo suuq geeyo cuntooyinka dhacay

Sida uu ku soo waramayo wariyeheena KoonfurGalbeed fadhigiisuna yahay magaalada Baydhabo Maxamed Cabdicasiis Salaad waxaa guud ahaan magaalada Baydhabo haatan ka jiraa ka ganacsiga...

Dhegeyso:- Maamulka Koonfur Galbeed oo Eedeyn Usoo Jeediyey Xukuumada Federalka

Wasiirka wasarada beeraha dowlad goboleedka koonfur galbeed C/qaadir C/raxmaan Cabdi oo la hadlay  warbaahinta muqdisho  ayaa u sheegay in Dowladda Federalk Soomaaliya ay  Gobolada Koofur...

Dhegayso..Odayaasha Dhaqanka iyo Mas’uuliyiinta KoonfurGalbeed oo digniin u diray Shariif Sakiin

Odayaal dhaqameed iyo Mas'uuliyiinka mid ah maamulka KoonfurGalbeed ee Lixda gobol ayaa waxay maanta shir Jaraa'id kaga hadlay wixii ka dhacay Baydhabo maalintii Isniinta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img