Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..S/Guuto Qaafoow oo ku been abuurtay Odayaasha reer Baraawe

Taliyaha qaybta 12 Abriil ee ciidamada qalabka sida u qaabilsan gobolkii hore ee Banaadir (Shabeelaha hoose,Dhexe iyo Muqdisho) Sareeye guuto Maxamuud Maxamed Qaafoow oo...

Dhegayso..Yaa bedeli doona Ra’isulwasaare Cabdiweli?

Kadib kolkii xafiiska laga tuuray Ra'isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh ayaa waxaa soo ifbaxaya in Xafiiskiisa loosoo wado Shaqsi kasoo jeeda. Halkan ka dhegayso Unknown...

Dhegayso..Qoysaskii ku barakacay Daadadkii Baardheere oo Bilaabay inay Guryahooda dib ugu laabtaan

Boqolaal Qoys oo ka mid ah Qoysaskii faraha badnaa ee dhowaan ku barakacay Roobab xoogan  oo daadad watey oo ka da,ay Qaar ka mid...

Dhegayso..Cudurka Oofwareenka oo ka dilaacay Buurdhuubo

Iyadoo mudo ka badan ilaa 8 bilood uu xiran yahay Isbitaalkii degmada Buurdhuubo oo adeegyo caafimaad ay ka heli jireen dadka ku dhaqan dsegmadaasi...

Dhegeyso:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed Madoobe Nuunow Oo Cambaareeyey Falkii Shaley Dhacay Una Tacsiyeeyey Shacabka

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa wxaa uu u tacsiyeeyey dhamaan eheladii iyo qaraabadii dadkii ku dhintey qarixii shaley ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img