Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Odoyaasha iyo Waxgaradka Beesha SADE in ay Galabta isaga baxeen Shirkii ka soconayey maalmahan magaalada Kismaayo...
Gudoomiyihii hore degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay Axmed Max'ed Yuusuf oo la hadlay warbaahinta RMC ayaa sheegay in xaalad biyo la'aan baahsan ay ka...
23-March 2014-kii Maanta oo kale waxay ahayd Maalin layaab leh Murugo iyo Walbahaar Xambaarsaneyd, waxay ahayd Maalin ay dadka Wadaniyadu ku dambeyso ilmuhu wada...