Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col Njuguna oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Warbixiyay Weerar Shalay Ciidamada AMISOM ay ku soo qaadeen Al-shabaab oo ka dhacay...
Mid ka mid wasiirada maamulka shariif oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Maxamed ayaa ku dhawaaqay in ay hakad geliyeen wadahadaladii ay mudooyinkan wadeen ee...
Xildhibaan Daahir Amiin oo ka mid ah xildhibaanada dowlada federalka somaliya ayaa si buuxda uga hadley maamulka juba wuxuuna sheegey in maamulkaasi uusan eheyn...