Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Deegaanka Ceeljaale

Taliyaha Ciidamada Deegaanka Col. Maxamed Sheekh Xasan oo la hadlay warbaahinta ka hadasha xaqa iyo xuqiiqda dadka degan gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu...

Dhegeyso Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Hoteelo Ay Maanta Alshabab Weerar Ku Qaadey

Alshabab ayaa maanta waxaa ay weerar xoogan ku qaadey laba hotel oo ku yaala magalada muqdisho kuwass oo la kala yiraahdo Hottel Wehliye iyo...

Dhegeyso: Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Dilkii Loo Geystey Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Afgooye

Faahfaahin dheeri ah ayaa waxaa ay kasoo baxeysaa dilkii loo geystey alaha u naxariistee gudoomiyihii hore ee degmada afgooye Cabdullahi Cadi Axmed Iideey oo...

Dhegayso…Sida ugu haboon ee aad uga faa’iidaysan karto Tobanka ugu danbeeya Ramadaan.

Casharkan oo ku saabsan sida aan uga faa'iidaysan lahay tobanka maalmood ee ugu danbeeya Ramadaaanka ayaa waxaa inoo soo jeedin doona Macalin CabdiNuur Salaad...

Dhegayso..Maxamuud Sayid Aadan”Dagaal ayaynu qaadaynaa…Aniga iyo Fartaagna Adis ayaa nalagu soo heshiisiiyay”

Guluf Ciidan ayaa waxaa haatan ka soo cusbonaadey Gobolada Gedo iyo Bay waxaa lala xariiranayaa in uu ka dambeeyey ka dib markii Saraakiisha Dowlada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img