Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Xukuumada Oo Ka Warheysey Maamulka Qabiiliga ah ee Looga Dhawaaqey Ceelberde

Xildhibaan Axmed Aabi oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana wax ka dhisay Maamulka Bakool Sare ee looga dhawaaqay Tuulooyinka Waqooyiga Gobolka Bakool ayaa...

Dhegeyso:-Maamul La Magac Baxay Bakool Sare oo Beesha Ogaadeen kaga Dhawaaqdey Degmada Ceelbarde

Cabdalla-ladhiif Muuse San-yare oo kamid ah Xildhibaanada Beesha Ogaadeen uga jira Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la soo gabagabeeyay shir seddexdii...

Dhegeyso:-Gudoomiyihii hore Degmada Wadajir oo Ka Hadley Maamul u Sameynta Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan

Gudoomiyihii hore ee degmada wadajir Axmed Daaci oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey qaabka lagu wado in loo dhiso maamulka jowhar iyo hiiraan iney...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Sheegey In Xuska Mowliidka Ka Mid Noqon Doonto Ciidaha Qaranka

Guddoomiyaha Baarlamanka Maxamed Sheekh Cismaan oo shaley ka qeyb galey munaasabad lagu xusaayo Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne oo Sheegey In Jir Dil Loo Geystey

Guddoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir C/qaadir Maxamed C/qaadir ayaa sheegay in Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab uu Jir...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img