Baarlamaanka maamul gobleedka Puntland ayaa kulanay maanta yeesheen waxaa ay kaga hor yimaadeen heshiiska Madasha Qaran ee lagu qaatay in aqalka hoose ee Baarlamaanka...
Wasiirka cadaalada ee dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilko jiir ) ayaa ku eedeeyay garsoorayaasha maxkamadaha in ay xukumaan dad aan dambiyo galin.
Hadaladiisiina...