Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Axmed Madoobe oo La Hadley Shacabka Magaalada Dhoobleey

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islam oo weli ku sugan Magaalada Dhoobleey ayaa waxaa halkaasi uu ka wadaa kulamo kala duwan oo uu...

Dhegeyso: Wasiiirka Waxbarashada oo Ku Baaqay In Gobolka Banaadir uu Noqdo Maamul Goboleed

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in gobolka Banaadir ay ku nool yihiin dadka Soomaaliyeed kuwa ugu badan ay...

Dhegeyso: Ahlusuna oo Sheegtey Inaan Loo Dulqaadan Karin Bandowga Lagu soo Rogey Dhuusamareeb

Maamulka Ahlusunna waljameeca ayaa ku dhawaaqay inaysan u dulqaadan doonin bandowga Dowladda Soomaliya ay ku soo rogtay Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Xildhibaan Cibaado...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amar Kusoo Rogey Gudoomiyeyaasha Degmooyinka

Shirka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, kaasoo uu shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo oo Ka Hadley Ciidamo La Geyn Doono Halkaas

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxay Sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay Xiisad ka dhalatay Ciidamo Maanta la geynayo Degmada Buurdhuubo. Gudoomiyaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img