Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Bananbax Looga Soo Horjeedo Ciidamada Itoobiyaanka oo Ka Dhacay Magalada Buurdhuubo

Banaanbax looga soo horjeedo Ciidamada Itoobiya Ee ku sugan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa hadda ka socda Magaalada Buurdhuubo. Banaanbax ayaa waxaa dhigaya Dadka...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gudiga Dooorashooyinka oo Sheegey Iney Ka Madax Banan Yihiin Dowlada

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka ee heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle Dhagey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaasha...

Dhegeyso Sheekh Nuur Anukar Qaasin ooLaga Wareystey Mooshin Laga Keneey Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Shariif Xasan

Sheekhnuur Abukar qaasim oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda gobolada koonfurgalbeed ee Soomaaliya waxaana uu ka hadlay moooshinka laga soo gudbiyey gudoomiyaha...

Dhegeyso Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulkhsdir oo La Hadley Jaaliyada Somaliyeed ee Koonfur Africa

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa dalka Koofur Afrika kula kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaasi waxa uuna ugu warbixiyay xaalada guud ee Soomaaliya. Hadaladiisana waxaa ka...

Dhegeyso Shariif Xasan oo Looga Digey faragelinta uu Ku Haayo Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka

Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha Dhaqanka Maamulka Koofur Galbeed ayaa waxaa ay uga digeen Shariif Xasan Sheekh Aadan inuu Faragalinta ka daayo Xildhibaanada la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img