Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Nisa oo Shacabka Gobolka Banadir Kusoo Rogey Sharci ah Iney Qaataan Karka Aqoonsiga

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya,C/Llahi Gaafoow Max’uud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa amar ku bixiyay...

Dhegayso…Doorashada oo dib loo dhigay maxay ka dhigantahay!

            Iyadoo ku dhowaad Sanad ay siyaasiyiinta Soomaaliyeed shaki badan ka muujinayeen qabsoomida Doorasho ka dhacda dalka sanadkan 2016 ayaa waxaa hadana dhanka kale jiray...

Dhegayso..CASHARKA 33 AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

              Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Warbixin

Dhegeyso:Siyaasiyiin Si Adag Kaga Hadlay Gudiga Doorashooyinka Kuna Eedeeyey Iney La Shaqeeyaan Kooxda Madasha Qaranka iyo Dowlada

Siyaasiyiinta qaar ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujiyay Guddiga Doorashooyinka iyo sidoo kale in waqti kordhin ay sameystaan Madasha Wadatashiga Qaran. Siyaasiga...

Dhegeyso Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Maqaanka Muqdisho Gudi Loo Saarey

Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay maqaamka Muqdisho in loo xilsaaray Guddi Wasiiro ah oo ka soo shaqeyn...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img