Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Gudoomiyiaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Sheegey Halka Lagu Aasi Doono Genarale Maxamed Cali Samatar

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Saakay uu la kulmay Madaxweynaha iy Ra’isal Wasaaraha uuna kala hadlay sidii Magaalada Muqdisho...

Dhegeyso Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka oo Baaq u Direy Ururka Ahluna

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo haatan ku sugan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa halkaasi ka wada dadaalo la...

Dhegeyso Gaadiidleyda Degmada Afgooye oo Ka Cabanaaya Maamulka Shariif Xasan

Gudiga gaaddiidleyda degmada afgooye ayaa waxaa ay si aad ah uga cowdeen dhibaatooyinka maamulka shariif xasan uu ku hayo degmada afgooye marka loo eego...

Dhegeyso Ciidamada Dowlada oo Habeenkii Xaley Laba Wariye Ka Kaxeystey Idaacada Radio Shabeele

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa habeenkii xaley waxaa ay gudaha u galeen idaacada radio shabeele halkaaso oo ka kaxeysteen labo wariye. Gudoomiyaha Idaacadda Shabeelle Cabdimaalik Yuusuf...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegey In Lacagta Lagu Qaadanayo Teesaro Minishiyada aan Lagu Geli Doonin Doorasho

Ayadoo beryahanba dadka ku nool magalada muqdisho ay isla dhex marayeen in lacagta laga qaado dadka dalbanaya teesaro mishiibiyada lagu geli doono doorashooyinka ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img