Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Nuur ” Tarzan ” oo Ugu Baaqey Madaxweynaha iyo Resulwasaraha in Midkood Is Casilo

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir Max’uud Axmed Nuur Tarsan,ayaa sheegay in mar haddii Madaxweynaha iyo Ra’isalwasaaraha ay musharrax madaxweyne ku dhawaaqeen uu mid kood...

Dhegeyso:Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Qaraxyada Ka Dhaca Magalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmake ayaa ka hadlay amaanka guud ee magalada muqdisho iyo sidii looga hortegi lahaa Qaraxyada ka...

Dhegeyso:Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Oo Sheegey Inuusan Hareer Marin Karin Odayasha Dhaqanka

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu taageersan yahay maamul loo dhiso...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

      ----Shirka Hogaamiyaasha Soomaalida oo bari ka furmaya Muqdisho ---Talis Booliiska Gobolka Banaadir oo sheegay in nabadgelya darada ka jirta muqdisho ay mas'uul ka yihiin gudoomiyayaasha...

Dhegayso…Xasan Shiikh oo saxiisay Sharciga Xisbiyada Dalka, iyadoo Xisbiyada Siyaasada ay soo dhoweeyeen Qorshahaas.

Dhegayso...Xasan Shiikh oo saxiisay Sharciga Xisbiyada Dalka, iyadoo Xisbiyada Siyaasada ay soo dhoweeyeen Qorshahaas Dhegayso...Xasan Shiikh oo saxiisay Sharciga Xisbiyada Dalka, iyadoo Xisbiyada Siyaasada ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img