Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo Sharci Kasoo Saarey bananbaxyada Ka Dhaca Magalada Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in Banaanbaxyada aysan ogeyn in lagu qabto Magaalada Muqdisho ka dib Kulan ay Maanta yeesheen Masuuliyiinta gobolka Banaadir. Afhayeenka Maamulka...

Dhegeyso:Maamulka Degmada Buurkaba oo Dhaleeceyn Usoo Jeediyey Maamulka Koonfur Galbeed

Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba Maxamed Cabdi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka kunool degmada Buurhakabo ay soo wajahday xaalad aad u adag...

Dhegeyso Gudoomiyaha Barlamanka Dowlada federaalka oo Ka Hadley Xildhibaanada Hada Jooga

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlay arimo badan oo la xiriira Baarlamaanka hada jira ayaa ugu horeyn wuxuu sheegay...

Dhegeyso:Banaanbax Looga Soo Horjeedo Qaadka oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Banaanbax aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen shacab ka kala yimid16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliiska Magalada Baydhabo Amar Dul Dhigey Ganacsatada Keenta Mootooyinka Bajaajka

Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Baydhabo Muqtaar Axmed Ibraahim ayaa wuxuu baaq u diray Ganacsatada keenta Mootooyinka Bajaajka Magaalada Beydhabo. Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img