Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Shariif xasan oo Baaq U Direy Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Federaalka

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in isbadel weyn uu ka dhacay dalka , islamarkaana doorashadii hogaamiyaha cusub...

Dhegeyso:Ciidamo Ku Labisan Dareyska Dowlada oo Ku Dagaalamey Degmada Wanleweyn

Wararka ka imaanaya Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaal culus uu ka dhacay Degmadaasi kaasoo u dhaxeeyay Ciidamo...

Dhegeyso: Xildhibaan C/llahi Goodax oo Ka Hadley Faragelinta Shisheeyaha Ay dalka Ku Hayaan

Xildhibaan C/laahi Goodax Bare oo ka hadlayay arrimaha la xiriira Dowladaha shisheeye ee fara gelinta ku haya Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay mar walba...

Dhegeyso: Maamulka Degmada Baardheere oo Ka Hadley Abaaraha Ba’an ee Halkaasi Ka jira

Xoghayaha Maamulka degmada Baardheere Shariif Nuuroow ayaa warbaahinta la hadley ayaa sheegay in Abaarta ay gaartay meel aad u halis badan dadkuna ay gar...

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Somaliyeed oo Ka Hadley Waxa Ugu Horeeya oo uu Wax ka Qaban Doono

Madaxweynaha cusub ee eed owlada federaalka somaliyeed Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo oo habeenkii xaley sameeyey shir jaraaid ayaa marka hore waxaa uu umahad celiyey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img