Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa sheegay, in dad gaaraya 14 qof ay ku geeriyoodeen, halka 450,000 oo qoysna ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadka ka...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya ayaa waxay sagootin u sameysay Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), oo soo dhameystay mudadii uu ahaa Safiirka Dowladda...