admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso Axmed Madoobe oo Fariin u Direy Xukuumada Iyo Musharixiinta

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Isaga oo ka...

Dhegeyso:Suldaan Warsame iyo Suldaan Buube oo Ka Hadley Shaqaadadii Ka Dhacay magalada Baydhaba

Suldaan Warsame iyo Suldaan Buube ayaa maanta baaq nabadeed u direywalaalaha shaqaaqada ku dhex martey duleedka magalada baydhabo taasoo keentey in dad gaaraya ila...

Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Manta Garay Degmada Awdheegle

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax oo la kulmay maamulka degmada Awdheegle ee gobolkaasi ayaa kala hadlay la shaqeynta Ciidanka xoogga...

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo Sheegtey Iney La Xisaabtami Doonto Shirkado Dayacay Xujeydii ay Masuulka Ka Ahaayeen

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka war-hayaan qaar ka mid ah sharkaddihii loogu tala-galay in ay dabaabulaan xujeyda Soomaaliyeed si qaldan adeegyadii lagama...

Xukuumada oo Ka Hadashay Shaqaaqadii Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beello maanta ku dagaallamay duleedka Magaalada Baydhabo, waxaana dowlada sheegtay in maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda dhexe...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img