admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Dhaliilay Beesha Calamka iyo Xukuumada

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho Warbaahinta kula hadlayay ayaa Eedeyn kulul waxaa uu u jeediyay Madaxda Dowladda...

Wakiilka Xoghayaha Guud oo ugu Baaqay Xukuumada Iney Wadahadal Ku Dhameysto Khilaafka Kala Dhexeeye Maamul Goboleedyada qaar

Wakiilka xoghayaha guud ee Qarramada Midoobey James Swan oo khudbad ka jeedinayay maanta shirka Iskaashiga Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday khilaafka dowladda iyo qaar...

Kulankii Madasha Iskaashiga oo Maanta Lagu soo Gabagabeeyey Magalada Muqdisho

Kulankii madasha iskaashiga Soomaaliya iyo Deeq bixiyaasha oo labo maalin ka socday Muqdisho ayaa maanta la soo gabagabeeyay. Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay dowladda Federaalka,...

Xog: Wax Ka Ogow Qaabka Loo Iibsaday Qorista Ciidanka Boliiska Gobolka Shabelaha Hoose

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhawaan fartay maamullada dalka inay soo qoraan ciidamo Boolis ah si tababar loo siiyo isla markaana ula...

Maamulka Jubaland oo Qaadacay Ka Qeybgalka Shirka Madasha Iskaashiga oo Maanta Ka Furmay Magalada Muqdisho

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inay qaadaceen ka qeyb galka shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img