admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dhaqdhaqaad Milateri Ka Wada Wadada u Dhexeysa Magaalooyinka Baydhabo iyo Buur Hakaba

Wararka aynu ka heleyno gobolka Bay ayaa sheegaya in isgaarsiintii aysan shaqaynayn iyadoo dhinaca kale ay jiraan dhaqdhaqaaqyo milatari oo ay ciidamo itoobiyaan ah...

Ciidamada Dowlada oo Sheegay Iney Howlgalo Ka Fuliyeen Tuuloyin Hoos Taga Degmada Baardheere

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyey degaanka Raydab oo qiyaastii 40Km dhanka waqooyi kaga beegan degmada Baardheere ee Gobolka...

Alshabab oo La Wareegay Gacan Ku Heynta Deegaano Ku Yaala Duleedka Deegaanka Qalimow

Wararka laga helayo deegaano hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan millateriga Soomaaliya ay isaga baxeen...

Qaramada Midoobay oo Ka Hadashay Barakaca ay Keentay Cashuuraha Ay Alshabab Ka Aruuriyaan Dadka Beeraleyda

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan ka muujiyay canshuurta qasabka ah ee kooxda Al-Shabaab ka qaado dadka reer miyiga ee ku nool dhulka...

Madaxweynaha oo Maanta Ka Hadley Murugadii Qaraxii Zoobe oo ay Kasoo Wareegatey Laba Sanadood

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdllaahi Farmaajo ayaa ka hadlay laba sano kadib qarixii khasaaraha badan dhaliyey oo Maanta oo kale sanadkii 2017 ka dhacay Isgoyska...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img