admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Marka oo Ku Baaqay In La Xoreeyo Deeganada Hoos Taga Degmada

Gudodomiyaha degmada Marka ayaa sheegay in marnaba aysan suurtagal aheyn in Ciidamada ay mar walba difaacyo isaga jiraan, isla markaana tuulooyinka hoostaga Marka ay...

Dhegeyso: Wasiirka Wasarada Warfaafinta oo Baarlamaanka Ka Codsadey In Afka La Qabto Dadka Wax Ku Qora Ama Ha Hadla Baraha Bulshada

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo Maanta hadal ka jeedinayay Kulankii Aqalka Sare oo la horheeyey Wax-ka-badalka Xeerka Warbaahinta ayaa sheegay in xilligan Baraha...

Dhegeyso: Sheekh Shakir oo oo Ka Hadlay Xurgufta u Dhexeysa Dowlada iyo Ahlusuna

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Wareysi uu galabta siiyey Idaacada VOA SOMALI ayuu kaga hadlay Go’aankooda Cusub Ee Ahlusuna. Waxa uu sheegay inaysan dooneyn in...

Ahlusuna oo Lagala Wareegay Gacan Ku Heynta Degmada Guuraceel ee Gobolka Galgaduud

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan guutada qeybta 21aad ayaa saakay Waaberigii hore hore waxaa ay la wareegeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo...

Degmada Afgooye oo Loo Magacaabay Gudoomiye Cusub

Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta maamulka cabdicasiis lafta gareen Mohamed Abukar Cabdi ayaa Guddoomiyaha Cusub ee degmada Afgooye u...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img