admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo ka Hadley Dilkii loo Geystey Almaas Elman

Shalay waxaa Gudaha Xerada Xalane oo ay AMISOM gacanta ku heyso lagu dhex-dilay Almaas Elman oo mar soo noqotay Xoghayaha koowaad ee Safaarada Somalia...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Denjiraha Jaban

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u qaabilsan Soomaaliya. Danjiraha dalka Japan Horie...

Wakiilka Qaramada Midoobay Somaliya oo ugu Baaqay Xukuumada Inay La Shaqeyso Maamul Goboleedyada

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa mar kale ugu baaqay dowladda federalka iyo dhamaan dowladdaha xubnaha ka ah iney dib u bilaabaan wada shaqayntoodii,...

Muxuu R/W Kheyre u xaqiray gobolka Shabeellaha Hoose?

Safarkii Raisul Wasaaraha Soomaalia Mudane Xasan Cali Khayre uu ku tagay Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya maxaa ka soo baxay? Safar qaatay Mudo hal isbuuc ayuu...

Cisbitaalka Degmada Afgooye oo Wax Shaqo a Ka Socon Noqdeyna Meel Loo Sheeko Doonto

Warar aynu ka heleyno degmada Afgooye ee gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in gebi ahaan wax howl ah aysan ka socon cisbitaalka degmada dhowrkii...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img