admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Boliiska keyna oo ka hadlay dad bus la socdey oo lagu diley deegaanada waqooyiga bari ee kenya

Saraakiisha Booliiska dalka Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar xoogag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen maalintii shalay Bas marayay waddada xiriirisa...

Roobab dabeylo wata oo ka da’ay deeganada maamulka puntland

Wararka aynu ka heleyno deegaannada Bari ee maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in saacadihii ugu danbeeyay ay halkaa ka da'ayeen Roobab Mahiigaan ah oo...

Dowlada oo la safatey wadada heysta Cabdiramaan Cabdishakuur

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arinta buuqa badan dhalisay ee ku saabsan siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo eedeymo uu u soo...

Xasan Daahir Aweys oo ka hadley xiriirka kala dhexeyo dowlada

Xasan Daahir Aweys oo muuqaal cusub soo duubay ayaa ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo dowladda Soomaaliya, oo uu u xiran yahay. Xasan Daahir...

Wasiirka arimaha dibada oo kulan la qaatay wakiilka qaramada midoobey ee somaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa kula kulmay magalada Muqdisho Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img