admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada dowlada oo la wareegay tuuloyin ka tirsan gobolka jubada hoose

Ciidamada kumaandoosta Soomaaliya ee DANAB ayaa waxaa ay howlgallo kula wareegeen tuulooyin dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo...

Gudiga doorashooyinka oo ka jawaabay hadal kasoo yeeray xubnaha beesha caalamka

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jawaab ka bixiyey warkii kasoo yeeray Xubnaha Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya, kuwaas oo Madaxda Dowladda...

Hay’ada IMF oo ka hadashay deyn cafinta somaliya

War ay soo saartay Agaaismaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva ayeey ku bogaadisay habka deyn cafinta Soomaaliya iyo sida uu ku socdo. Agaasimaha ayaa war-saxaafadeedka soo...

Madasha xisbiga qaran oo sheegay inuu burburay heshiskii ay la galeen madaxweynaha

Qoraal kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran, oo ku taariikheysan 18-ka December, ayaa ku eedeeyey madaxweynaha “inuusan daacad ka ahayn wada-hadallada, islamarkaana uu heshiiskii hore...

Alshabab oo weerar kusoo qaaday bar koontarool ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada

Barqanimadii Maanta ayaa rag hubeysan oo katirsan Ururka Al-Shabaab waxaa ay weerar ku qaadeen Bar Koontorool oo Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomalaiya ku...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img