admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Airporka Adan Cade Ka Sagootiyey Dhaawac loo Qaadayey Dalka Turkiga

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee ku waxyeelloobay...

Ciidamado kawada tirsan dowlada oo ku dagaalamay xaafada tarabuunka ee degmada hodan

Waxaa Maanta xaafada Tarabuunka degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir ka dhacay dagaal sababay khasaaro kala duwan ,kaas oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan dowlada...

Turkiga oo diyaarad iyo dhaqaatiir usoo dirtey dalka somaliya

Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay dadkii Soomaaliyeed oo dhaawacyadu...

Wargelin Hadii aad joogta muqdisho iyo nawaaxigeeda dhiigada ku caawi dadkii qaraxa waxyelada kasoo gaartey

Dhaqaatiirta Isbitaalka Digfeer iyo Madina ayaa waxaa ay ku wargelinayaan shacabka ku nool magalada muqdisho iyo nawaaxigeedain si deg deg ah ay ugu baahan...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo ka tacsiyadeeyey qarixii maanta ka dacay ex koontarool

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey Qaraxii maanta ka dhacay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img