admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Sheekh Mxamed Shaakir oo Ay Ahlusuna u Magacowdey Madaxweyne

Doorasho ka dhacday degmada Dhuusa-Mareeb ayaa madaxweynaha Galmudug garabka Ahlu Sunna loogu doortay Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo horay u ahaa hoggaamiyaha Ahlu...

Maamulka Jubaland oo Xukuumada Ka Dalbatey Inay Cadeeyaan Halka uu Ku Dambeeyey Cabdirashid Janan

Maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay ka murugaysan yihiin xaalad badqab ee wasiirkoodii amniga Cabdirashiid Janan, kadib markii maanta taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska...

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Uga Digay Kheyre iyo Farmaajo Ku Dhaqmi La,aanta Sharciga

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxda Dowladda ay sharci ku...

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Ka Hadlay Cafinta Deymaha Lagu Leeyahay Somaliya

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta shir jaraa'id uu xaafiiska ku qabtay ka warbixiyay qorshaha hannaanka deyn cafinta Soomaaliya iyo...

Taliska Africom oo Sheegay Inay Duqeyn Ka Geysteen Deegaano Hoostaga Degmada Jilib

Qoraal ka soo baxay Taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaano ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img